Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Laftagareen iyo Siyaasiyiin mucaarad ku ah (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta deegaanka ee ka aragtida duwan maamulka. Madaxweynaha ayaa adkeeyay ahmiyadda shirka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Laftagareen iyo Siyaasiyiin mucaarad ku ah (Sawirro)